Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Ethiopia iyo wafti ka socda QM oo gaaray magaalada Jigjiga

Talaado: February 8, 2022 Waxaa caasimada deegaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga soo gaaray Madaxweynaha dalka Itoobiya Sahle-Work…

Posted in WARARKA MAANTA

R/W Rooble oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafadka Doorashada.

Talaado: February 8, 2022 Gudoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafadka Doorashooyinka Heer Federaal  Mohamed Cawil Warsame  ayaa kulan la…

Posted in WARARKA MAANTA

Barnaamij basaas oo Israiil sameysay oo loo adeegsaday saraakisha dowladdaasi

Talaado: February 8, 2022 Dawladda Israa’iil ayaa magacaabi doonta guddi baadhitaan oo ogaada xaqiiqada in ay booliisku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hirshabeelle oo amray in la baaro dhamaan xaafadaha magaalada Baledweyne

Talaado: February 8, 2022 Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta shir guddoomiyay shirka amniga guud…

Posted in WARARKA MAANTA

Shah Rukh Khan oo loogu dhaganyahay haweenay caan ahayd oo dhimatay oo uu Quran ku tufay

Talaado: February 8, 2022 Fanaanada Bollywoodka Lata Mangeshkar, ayaa aaskeeda waxa lagu qabtay beerta Shivaji ee magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Magaalada Nairobi

Talaado: February 8, 2022 Kooxo Burcad ah kuna hubeysnaa bustoolado ayaa muwaadin Soomaaliyeed waxaa ay ku dileen…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo katirsan Kenya oo Qarax lala eegtay iyo Al-shabaab oo sheegtay.

. Talaado: February 8, 2022 Ciidamo katirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sida la sheegay Qarax…

Posted in WARARKA MAANTA

Shanta hay’adaha sirdoon ee ugu awodda badan caalamka

. Talaado: February 8, 2022 Khubarada dhanka ammaanka marka ay ka hadlayaan sugidda ammaanka dal ayaa waxa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Degmada Doolow oo kulan la qaatay Wafdi ka socday UNICEF iyo IOM.

. Talaado: February 8, 2022 Gudoomiyaha degmada Doolow  Mohamed Hussein Abdi (Lafay) iyo maamulkiisa ayaa shir la…

Posted in WARARKA MAANTA

Macron iyo Putin oo ka wada hadlay Xiisadda Ruushka iyo Ukraine

. Talaado: February 8, 2022 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa magaalada Moscow ee wadanka Ruushka kula kulmay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergada Dooranaysa kursiga HOP025 oo Gaaray Magaalada Dhuusamareb Soo Dhawayna Loo Sameeyey

. Talaado: February 8, 2022  Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug gaaray Ergada dooraneysa…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo sheegtay in ay xalay diileen Mid kamid Ergadii soo dooratay Xildhibaanadda Gobollada Waqooyi-Somaliland.

Talaado: February 8, 2022 Qoraal kasoo baxay Al-shabaab ayaa lagu shegay in ay Nawaaxiga Xaafadda Carafaad Dagmada…