Posted in WARARKA MAANTA

Milkiilaha baraha bulshada oo ku hanjabay in uu Yurub ka xiri doono Facebook iyo Instagram kadib xogta ay xadaan sirdoonka dalalkaas

isniin: February 7, 2022 Mark Zuckerberg ayaa ku hanjabay in uu Yurub ka xiri doono Facebook iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Cudurka degdeg u taajir oo ku badan dhallinyarada, iyadoo la adeegsanayo habka lacag raadiska ee sixirka ku dhisan ee ka jira dalka Nigeria

isniin: February 7, 2022 Cudurka degdeg u taajir ayaa ku badan dhallinyarada, iyadoo la adeegsanayo habka lacag…

Posted in WARARKA MAANTA

Digaagada lunsaneyd oo xilli hore oo kaasay subax hore lagu arkay meel u dhow xafiiska gaashaandhigga Mareykanka

isniin: February 7, 2022 Digaagada lunsaneyd ayaa xilli hore oo subax lagu arkay meel u dhow xafiiska…

Posted in WARARKA MAANTA

Ururka Midowga Afrika oo hakiyey xubinnimada afar dal

isniin: February 7, 2022 Hoggaamiyeyaasha Afrika ee ku kullansan dalka Ethiopia ayaa cambaareeyay afgambiyadii dhowaa ee ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xal diblomaasi oo loo raadinayo xiisadda Ukraine iyo Ruushka

isniin: February 7, 2022 Dadaallo diblamaasiyadeed oo lagu qaboojinayo xaalada Ukraine iyo in aanu dagaal ka dhicin…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo warqadihiisa Aqoonsiga danjirannimo ku wareejiyay Boqor Carl XVI Gustaf

isniin: February 7, 2022 Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Boqortooyada Sweden, Mudane Maxamed Xasan Cabdi, ayaa warqadihiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhalooyin Qamri oo lagu burburiyay Gobolka Mudug

isniin: February 7, 2022 Kudhawaad kun dhalo oo ah Qamri noocyo badan isugu jira, laguna soo qabtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Israel oo hakin karta duulimaadyada diyaaradaheeda ee Dubai

isniin: February 7, 2022 Israel ayaa Axaddii sheegtay inay hakin karto duulimaadyada diyaaradaha Israel ay ku tagaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa magaalada Ottowa ee dalka Kanada oo sheegay in Xaalada faraha ay kabaxday

 isniin: February 7, 2022 Duqa magaalada Ottowa ayaa sheegay in Xaalada magaaladdaasi ay faraha ka baxday kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Rooble oo shaaciyey in dalku galay xaalad adag

 isniin: February 7, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay qaar ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoyska haweney Mareykan ah oo lagu eedeeyey in ay hoggaamiso koox ka tirsan IS oo qorsheynaysay shirqool weeraro ka dhaca ciidda Mareykanka

isniin: February 7, 2022 Qoyska haweney Mareykan ah oo lagu eedeeyey in ay hoggaamiso koox ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Midoowga Afrika oo soo magacaabay qof badela mas’uulkii ay dowladda Soomaaliya cayrisay

isniin: February 7, 2022 Midowga Afrika ayaa Soomaaliya u soo magacaabay haweeney beddaleysa Simon Malungo oo ay…