Garsoore Kaafi Xasan Shiine oo loo xushay in uu dhex dhexaadiyo Ciyaarta adag ee galabta
Muqdisho — Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa u xushay in garsooraha heerka caalamiga ah ee Kaafi…
Mashaariic uu maal-gelinayo Sacuudiga oo laga daah-furay Muqdisho
MUQDISHO โย Mashaariic dhanka horumarinta ah oo ay maalgalineyso dowladda boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa shalay lagu daah-furay magaalada…
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐
Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ข๐ ๐ ayaa kulan miro-dhal ah kula yeeshay…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Roma kaga qeybgalay shirja Talyaaniga iyo Afrika
Roma — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada…
Netanyahu oo cadaadis ka heysto khasaaraha ciidamada Israa’iil kasoo gaaray dagaalka Gaza
JERUSALEM โย Raโiisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa wajahaya cadaadis sii kordhaya, kadib maalintii ugu darneyd ee khasaaraha…
Sidee ayay ku dhacay in nin aan haysan baasaboor, dal ku gal iyo tikid uu diyaarad ku tago Mareykanka?
Ammaanka garoomada adduunka ayaa ah kuwo adag mana ahan wax sahlan in la iska maro, gaar ahaan…
Sidee ayay Koonfur Afrika uga falcelisay go’aankii Maxkamadda ICJ?
Madaxweynaha Koonfur Africa Cyril Ramaphosa ayaa Jimcihii shalay ku amaanay Maxkamadda Caalamiga in ay xaq u aragtay,…
In ka badan 20 malyan oo Shacabka Itoobiya ah ayaa wajahaya cunto laโaan daran
Muqdisho — Xafiiska isku duwida arrimaha benaโaadinimo ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in 20 miliyan oo Itoobiyaan…
Garsooraha Soomaaliga ah ee shalay wax ka gaaray go’aankii ay Israa’iil ka carootay ee maxkamadda ICJ
Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo ICJ, shalay go’aan ka soo saartay dhagaysigii dacwadda ay…
Wasiir Daaโuud Aweysโ Marna ma aqbali doono gardarada qaawan ee Dowladda Itoobiya u bareertay,โ
Muqdisho —Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daaโuud Aweys ayaa khadka fogaan aragga ah…
Maxay tahay sababta dhallinyarada iska dhiibtay Canada ay uga baqayaan in la masaafuriyo?
CANADA – Dalka Canada wuxuu kamid yahay dalalka ugu badan ee dib u dejinta u sameeya dadka…
Somaliland oo beenisay in markab shidaal u siday Berbera ay weerareen Xuutiyiinta
HARGEYSA — Maareeyaha Guud ee Kaydka Haamaha Shidaalka Somaliland ee Berbera Axmed Ibraahim Cabdi ayaa beeniyey warar…