Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur oo sheegay in Xukuumaddu ay la xiisaabtami doonto daawo.

Isniin: December 27, 2021 Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in Xukuumaddu…

Posted in WARARKA MAANTA

Villa Somalia oo ka jawaabtay afgambigii la sheegay in Farmaajo uu isku dayey maanta

Isniin: December 27, 2021 Cabdirashiid Maxamed Xaashi, afhayeenka Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka wajaabay eedeyntii…

Posted in WARARKA MAANTA

War Deg deg ah: 11 gaari oo Tikino ah kana soo baxay furimaha dagaalka ee Shabeelaha Dhexe oo hadda Muqdisho soo gaaray

Isniin: December 27, 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho soo gaaray ku dhawaad 11 gaari oo kasoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Saaxiibada Beesha Caalamka oo ku baaqay isxakameyn, wadahadal iyo in dib diiradda loo saaro doorashada

Isniin: December 27, 2021 Saaxiibada beesha caalamku waxay iyagoo aad uga walaacsan si dhow ula socdaan xaaladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilaalada Cumar Finish oo Jirdil u geystay Guddoomiyaha Warta Nabadda Saynab Xaabseey.

Isniin: December 27, 2021 Ilaalada gaarka ah ee Duqa Muqdisho Cumar Finish ayaa galabta jirdil arxan darro…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Badbaado Qaran oo goor dhawayd la Wareegay Sayidka, Dabka ilaa KM4 daawo

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Saraakiisha badbaado Qaran oo goor dhawayd shir uga furmay Hoyga Guddoomiye Jacfar oo kuyaala isgoyska Dabka

Isniin: December 27, 2021 Wararka ka imaanaya caawa magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd uu shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka amniga “ waan ku raad joognaa saraakiishii ka qeyb qaatay afganbi fashilmay

Isniin: December 27, 2021 Wasiirka amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa facebook-ga…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan goor dhawayd u soo dhamaaday Rooble iyo musharixiinta iyo Sawirka farmaajo oo laga fujiyay Xafiiska Rooble

Isniin: December 27, 2021 Waxaa goor dhawayd soo idlaaday kulan u socday Raisal wasaaraha Soomaaliya iyo qaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Dagmada Gaalkacyo oo wada dadaallo sare loogu qaadayo Bilicda magaalada

Isniin: December 27, 2021 Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdirahman Sheekh Xasan ayaa  daahfuray markii u horeysay  Shirkad…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo xaraga ka jaray Dhismaha suuqa cusub oo ay yeelatay .Deyniile

Isniin: December 27, 2021 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya XFS oo kormeeray Terminal-ka Movcon

Isniin: December 27, 2021 Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha…