Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanada Galmudug kumetela beesha Waceysle oo sheegay in kursiga Hop067 loo dhacay Agaasimaha NISA Yaasiin Farey.

Sabti: December 4, 2021 Wax garadka beesha Waceysle  oo maalmihii la soo dhaafaayay sheegay in la dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Faransiiska Macron oo booqanaya Sacuudiga oo sheegay in uusan hilmaamin dilkii Khashoqji

Sabti: December 4, 2021 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa kulamo kula qaatay dalka Sacuudiga dhaxal sugaha Boqortooyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaalada Muqdisho oo kacsan iyo Ciidamada badbaado Qaran oo ku soo wajahan Muqdisho.

Sabti: December 4, 2021 Wararka ka imaanaya caawa magaalada Muqdisho gaar ahaan shirarkii socday maalmihii la soo…

Posted in WARARKA MAANTA

dalka Indonesia oo foolkaanooyiinka ka qarxay iyo digniin u direen shirkadaha diyaaradaha, maadaama ceyryaamo ay halkaasi qarisay

Sabti: December 4, 2021 Waxaa markii labaad muddo bilo gudahood dadka ku nool jasiiradda Java ee dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo Kulan ku qaatay Muqdisho.

Sabti: December 4, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Deni oo la sameynayaan hoggaankii xilka laga qaadey ee PSF

Sabti: December 4, 2021 Wararka naga soo gaarayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xuska Maalinta Naafada Adduunka oo ku beegan 3-da Dicember oo ku lagu qabtay Muqdisho

Sabti: December 4, 2021 Xuska Maalinta Naafada Adduunka oo Ku beegan  3-da Dicember oo ay iska kaashadeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidanka Booliska Puntland

Sabti: December 4, 2021  Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeer ku tegay…

Posted in WARARKA MAANTA

IMF oo ka digtay halista dhaqaalle ka dhalan karta Fayruska Omicron

Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ka digtay faafitaanka nooca cusub ee fayraska corona ee Omicron,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Brazil oo sheegay in dadka laga talaalay Covid-19 ay halis ugu jiraan inay qaadan HIV/AIDS

Sabti: December 4, 2021  Maxkamadda Sare ee dalka Brazil ayaa furtay baaritaan ku saabsan hadallo been abuur…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wadahadlay xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Wejiga 2aad shirka badbaadada dalka oo Midowga Musharaxiinta uga furmay Muqdisho

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa magaalada Muqdisho uga furmay Wejigii labaad ee Shirka badbaada…