Taliyaha Booliska oo xaqiijiyay in gacanta lagu hayo eedeysanayaal falal dil ah loo heysto
Sabti: December 4, 2021 Taliyaha Ciidanka Booliska General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay…
Q.M oo dalbatay Kaalmo dheeri ah oo wax looga qabanaayo Abaaraha ka jira Soomaaliya
Sabti: December 4, 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa codsatay dhaqaale dheeri ah oo lagu…
Wasiirka warfaafinta Somaliland oo sheegtay in ay hakiyeen Mashaariic QM ay ka fulin jirtay Somaliland.
Sabti: December 4, 2021 Saleebaan Cali Koore,Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland oo ka fekereysa…
Howlgal ka dhan ah Dadka Ka ganacsado dhuxusha oo bilowday Deegaanada Galmudug
Sabti: December 4, 2021 Maamulka Galmudug ayaa bilaabay howlgal ballaaran oo lagula dagaallamaayo kooxaha ka ganacsadada dhuxusha…
Al-Shabaab Oo Xalay Weerar Madaafiic Ah Ku Qaaday Saldhig Ay Leeyihiin Ciidanka Kenya
Sabti: December 4, 2021 Wararka aan ka helayno degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa…
Daalibaan oo mamnuucday guurka qasabka ah ee dumarka
Sabti: December 4, 2021 Taliban ayaa soo saartay go’aan ay ku joojineyso guurka qasabka ah ee Afgaanistaan,…
Puntland oo hakisay gaadiidka soo galaya Boosaaso
Sabti: December 4, 2021 Maamulka Puntland ayaa hakiyay gelitaanka Magaalada Boosaaso iyada oo baabuurta lagu celinayo degmada…
Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay xirayso dugsiyada Sare
Sabti: December 4, 2021 Madaxda Sare ee dalka Itoobiya ayaa xiray dhammaan dugsiyada sare ee ku yaalla…
Ra’iisul wasaare Rooble oo amar siiyay laamaha Ammaanka
Sabti: December 4, 2021 Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in…
Wada-hadalladii Mareykanka iyo Iran oo lagu kala-tegay kadib tallaabo ay qaaday Iran
Sabti: December 4, 2021 Wada-hadallada aan tooska aheyn ee Mareykanka iyo Iran ee la doonayo in lagu…
Golaha Ammaanka ee QM oo waqti ugu daray howlgalka la dagaalanka Burcad Badeeda Soomaalida
Sabti: December 4, 2021 Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa fadhi uu ka yeeshay waxa laga yeelayo…
Doorashada kaliya ee uu ogol yahay’ FARMAAJO
Khamiis: December 2, 2021 Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ahna musharax u taagan xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa…