Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo sheegtay in magaalooyin horleh ka qabsatay TPLF

Sabti: December 4, 2021  Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay iney magalooyin hor leh ay ka qabsadeen fallaagada TPLF,…

Posted in WARARKA MAANTA

xisbiga midigta fog ee Faransiisa oo sheegay in Muslimiinta ku nool dalka Faransiiska “looga baahanyahay in ay ku milmaan dadka kale

Sabti: December 4, 2021  Hoggaamiyaha xisbiga midigta fog ee Faransiisa ahna musharax madaxweyne Eric Zemmour, ayaa sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad ​​40 waddan oo laga helay nooca cusub ee Omicron iyo digniino laga soo saaray

Sabti: December 4, 2021  Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ka digtay in nooca cusub ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo 3 bilood oo kaliya u cusboonaysiisay maraakiibta la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay Jimcihii in ciidamada badda caalamiga ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxo hubeysan oo 31 qof ku dilay Dalka Mali

Sabti: December 4, 2021  Kooxo hubeysan ayaa bartamaha dalka Maali waxa ay weerar ku qaadeen bas ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Daalibaan oo mamnuucday guurka qasabka ah ee dumarka

Taliban ayaa soo saartay go’aan ay ku joojineyso guurka qasabka ah ee Afgaanistaan, iyadoo sheegtay in haweenka…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo hakisay gaadiidka soo galaya Boosaaso

Maamulka Puntland ayaa hakiyay gelitaanka Magaalada Boosaaso iyada oo baabuurta lagu celinayo degmada Carmo oo u jirta…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobey oo dalbatay Kaalmo wax looga qabanaayo Abaaraha ku dhuftay Soomaaliya

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa codsatay dhaqaale dheeri ah oo lagu caawinayo dadka ay abaaruhu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Rooble oo amar siiyay laamaha Ammaanka

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku amray laamaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in si deg deg ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Biixi oo u digay ciidamada Xoogga – Askarigii qof shacab ah xabad ku rida Wallaahi

Sabti: December 4, 2021 Taliyaha ciidamada Lugta ee Xoogga dalka, General Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlayey…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo si Kulul uga Hadashay dad Siyaaba Kala duwan Loo dilay

Sabti: December 4, 2021 Wasiirka Amniga Gudaha ee XFS ayaa ka tacsiyeynaya geerida Sakariye iyo Sowda muddo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo ka Tirsan GorGor oo Muqdisho Lagu Soo dhaweeyay

Sabti: December 4, 2021 Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Janeraal Biixi ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde saaka…