Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka iyo Qaramada Midoobay oo si adag u cambaareeyay go’aankii Itoobiya

Jimco: October 1, 2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa sheegay inuu aad ula yaabay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo taabacsan Ahlu Sunna Waljamaaca oo la wareegay magaalada Guriceel.

Jimco: October 1, 2021 Wararka ka imaanaya  Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay Daawada Kahortagga COVID-19

Muqdisho|QOL|October 1, 2021Deeqdan oo ka kooban 11 ton oo isagu jirta daawada kahortagga COVID-19 iyo Agabka lala…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Ahlusunna oo la wareegay degmada Guriceel

Muqdisho|QOL|October 1, 2021Ciidamo taabacsan hogganka Ahlusunna Waljamaaca ayaa waxaa ay goordhow la si nabad ah kula wareegeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Kenya oo gacanta ku dhigay hub iyo Rag wata

Muqdisho|QOL|October 1, 2021Sidoo kale War kasoo baxay Hay’adda Dambi baarista dalka Kenya ee DCI ayaa waxaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad farabadan oo Cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Gobolka Hiiraan

Muqdisho|QOL|October 1, 2021Dhaqaatiirta Caafimaadka degmada Farlibaax ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay faah faahin ka bixiyeen kiisaska…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaanbax ka dhacay degaano kuyaal Waqooyiga Itoobiya

Muqdisho|QOL|October 1, 2021–Boqolaal Ruux Shacab ah oo kunool Waqooyiga dalka Itoobiya ayaa waxaa ay Maanta bananaanbax ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Uganda oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Uganda

Jimco: October 1, 2021 Wararka ka imaanaya safaarada Somaliya ee Uganda  ayaa sheegaya in Safiirka J. F….

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Faransiiska oo ugu baaqay Yurub inay ka madaxbannaanto Mareykanka

Jimco: October 1, 2021 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in Yurub ay tahay inay ka madaxbannaanaato…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar Xalay lagu Qaaday Hoyga Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal ee Garoowe

Jimco: October 1, 2021 Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya saakay weerar koox hubeysan ay xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shil gaari oo ka dhacay Galbeedka Magaalada Melbourne ee dalka Australiaoo ay ku dhinteen somali

Jimco: October 1, 2021 Wararka ka imaanaya dalka Australia  ayaa sheegaya in Shil gaari oo ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Malawi oo khamiistii isku toogtay gudaha baarlamaanka

Jimco: October 1, 2021 Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka Malawi ayaa khamiistii isku toogtay gudaha baarlamaanka,…