Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo Mar kale Hambalyo u diray Xubnaha la doortay ee Gobolada Waqooyi.

Khamiis : September 30, 2021 Xili saacado ka hor la soo gaban gabeeyay doorashadii Aqalka saree e…

Posted in WARARKA MAANTA

Teendhada Afisyooni oo lagu soo gaba-gabeeyay doorashada shan kursi Gobolada Waqooyi

Khamiis : September 30, 2021 Waxaa goordhow Xarunta Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada amaanka Kenya oo Xalay Howlgalo ku qab qabtay Muwaadiniin paskistaan ah

Khamiis : September 30, 2021 Waxaa magaalada Nairobi xalay ka dhacay Howlgal ay Ciidamada ammaanka Kenya ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal kooban oo dhex maray ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa Galmudug

Khamiis : September 30, 2021 Wararka ka imaanaya magalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Is-rasaasayn goosgoos ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiya Ciro oo sheegay waqtiga ay bilaaban doonaan doorashada golaha shacabka.

khamiis: September 30, 2021 Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee heer federaalka Maxamed Xasan Ciro oo la hadlay Laanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya oo u Dareeray saakay Goobaha Codbixinta

khamiis: September 30, 2021 Wararka ka imaanaya saakay  Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in markii…

Posted in WARARKA MAANTA

James Swan oo Dowlad Goboleedyada ugu baaqay in ay qabtaan doorashada kuraasta ka harsan Aqalka Sare.

khamiis: September 30, 2021 Xili maalin ka hor uu Raisal wasaaraha Soomaaliya uu ugu baaqay Madaxweynayaasha maamul…

Posted in WARARKA MAANTA

Gantaallada S-400: Muxuu yahay hubka uu Mareykanka mamnuucay ee Turkiga uu ku adkeystay inuu helo?

khamiis: September 30, 2021  ` Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wareysi uu siiyay telefishinka CBS ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday Guddoomiyaha hay’adda waddooyinka Puntland

khamiis: September 30, 2021  ` Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyaha hay’adda waddooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal ka tirsan hay’adda PMPF ee Puntland oo xalay lagu dilay Garoowe.

khamiis: September 30, 2021  ` Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in Sarkaal ka tirsan hay’adda…

Posted in WARARKA MAANTA

Kalluumeysato Soomaaliyeed oo muddo shan bilood ah la la’aa oo laga helay Dalka Sri Lanka

khamiis: September 30, 2021  ` Wararka ka imaanaya dalka Sri Lanka ayaa sheegaya in laga helay halkaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Militariga Mareykanka oo qirtay in dagaalkii Afghanistan uu ahaa ‘qorshe guuldarreystay’ 20 sano Kadib

Arbaco: September 29, 2021 Labaatan sano oo dhiig iyo hanti Mareykan ah oo lagu kharash gareeyay Afghanistan…