Posted in WARARKA MAANTA

Xaalada magaalada Dhuusamareeb oo saakay dagan iyo cabsi Dagaal oo la dareemayo..

Jimco: October 1, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in saakay xaaladu dagan tahay, kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Hormuud Salaam Foundation ee keentay Warshada Dhalisa Ogsijiinta.

Jimco: October 1, 2021 Magaalada Muqdisho, waxaa maanta lagu qabtay xaflad lagu daah furey warshad dhalisa Ogsijiinta,…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo dalkeeda ka caydhisey 7 sarkaal oo ka tirsan Qaramada Midoobey

Khamiis: September 30, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa dalkeeda ka caydhisey 7 sarkaal oo ka tirsan Qaramada Midoobey,…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Mahad Salaad oo si kulul kaga hadlay Dagaalka Dhuusamareeb eedayna u jeediyay Ahlusuna

Khamiis: September 30, 2021 Xildhibaan Mahad Salaad, oo baarlamanka Soomaaliya kasoo galay deegaanada Galmudug, ayaa ka hadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Roobabkii Deyrta oo ka curtay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Khamiis: September 30, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in uu halkaas ka curtay Roobabkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Qasaare ka dhashay dagaalkii dhex maray ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa maamulka Galmudug oo soo kordhaya.

Khamiis: September 30, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada jowhar oo lagu xiray in afar dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka ku dhaqan magaaladaasi o

Khamiis: September 30, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hir-shabelle ayaa waxay sheegayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Ahlu-Sunna iyo kuwa maamulka Galmudug oo ka socda deegaanka Bohol Dhuusamareb

Khamiis: September 30, 2021 Waxaa goor dhawayd ka bilaawday magaalada Dhuusamareeb Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

100 qof oo lagu dilay dagaal xooggan oo ka socda Marib Yaman

Ugu yaraan 100 isugu jira mucaaradka Yemen iyo ciidamada dowladda taageersan ayaa 48-kii saac ee tegay lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqol ruux in ka badan oo ku geeriyootay rabshado ka dhacay xabsi ku yaalo dalka Ikwadoor.

Khamiis : September 30, 2021 Ugu yaraan 116 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Yahuuda oo labo ruux oo Falastiiyiin ah ku dilay xaafado hoos taga daanta galbeed.

Khamiis : September 30, 2021 Ciidamada Yahuuda ayaa labo ruux oo Falastiiyiin ah ku dilay xaafado hoos…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku-xigeenka Safiirka Joogtada Ruushka ee QM oo ka Digay xaalada amaan ee Somaaliya iyo Guulaha Alshabaab

Khamiis : September 30, 2021 Ku-xigeenka Safiirka Joogtada Ruushka ee QM haweeyneeda lagu magacaabo Anna Yevstineva ayaa…