Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo u gogol-xaartay cunaqabateyn cusub oo lagu saarayo Itoobiya

Sabti: September 18, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa u gogol-xaartay tallaabo cunaqabateyn cusub oo dheeraad ah lagu saarayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Hirshabelle oo mar kale maanta ka dhacayso doorashadii kuraasta hartay ee xubnaha aqalka sare

Sabti: September 18, 2021 Wararka ka imaanaya saakaya Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Aljeeriya Abdelaziz Bouteflika oo geeriyooday

Sabti: September 18, 2021 Madaxweynihii hore ee Aljeeriya, Abdelaziz Bouteflika, ayaa geeriyooday kadib markii uu muddo dheer…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaarada Ammniga oo Ciidamo dheeraad ah gaysay Garoonka Muqdisho iyo Ciidamo ka amar qaata Villa Somaliya

Sabti: September 18, 2021 Wararka ka imaanaya aaga garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saakay lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Jarmalka oo gacanta ku dhigay afar ruux oo weeraro ka fulin rabay magaalada Sunagog ee dalkaasi

Sabti: September 18, 2021 Booliiska dalka Jarmalka ayaa gacanta ku dhigay afar ruux oo  eedeysan in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Muddaharaad xooggan oo rabshado wata xalay ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Sabti: September 18, 2021 Muddaharaad xooggan oo rabshado wata ayaa xalay ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Faransiiska oo kala baxay danjireyaashii u fadhiyay waddamada Australia iyo Mareykanka

Sabti: September 18, 2021 Faransiiska ayaa qaaday tallaabo aan horey loo arag oo ah in uu u…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Mareykanka oo qirtay in dad aan waxba galabsan uu ku laayay Kabuul

Sabti: September 18, 2021 Mareykanka ayaa haatan qirtay in duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhacday magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo ugu baaqday Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooble inay deg deg u xaliyaan khilaafka

Sabti: September 18, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooble inay deg…

Posted in WARARKA MAANTA

Bulshada Caalamka oo madaxda Somalia ugu baaqay in khilaafka la dhammeeyo

Jimco: September 17, 2021 War-saxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen UNSOM, IGAD iyo dalalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Jabuuti oo shaacisay in diyaaradii uu saarnaa Fahad Yaasiin dib ugu celiyeen Turkiga

Muqdisho |  September 17, 2021–Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamed Cali Yuusuf ayaa sheegay in dhmaan rakaabkii…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo caddeysay in xariggii Weriye Abuuja uu ahaa xadgudub ka dhan ah xeerarka caalamiga ah

Muqdisho |  September 17, 2021–Weriye Abuuja, oo ah difaacea xuquuqda aadanaha Soomaaliyeed, suxufi, iyo tifaftiraha Radio Hiigsi,…