Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Golis ee Gobolka Bari.

Arbaco: September 1, 2021 Ciidamada Daraawiishta iyo PSF ee Puntland, oo is kaashanaya ayaa saacadihii la soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Joe Biden “Dagaalkii Afgaanistaan hadda wuu dhammaaday

Arbaco: September 1, 2021 Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa difaacay go’aankiisa ahaa in ciidamada Mareykanka laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Senator Muuse Suudi oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle

Talaado: August 31, 2021 Senator Xaaji Muuse Suudi Yalaxow ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Koox bastoolado ku hubeysan oo ku diley degmada Kaaraan labo askari.

Talaado: August 31, 2021 Koox bastoolado ku hubeysan ayaa xalay ku diley degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalka Sweden Mar kale

Talaado: August 31, 2021 Dilka dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swedan ayaa sii kordhaya, waxaa ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland oo ka hadlay xarigga Wariye Coldoon

. Talaado: August 31, 2021 Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland,  Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed ayaa war…

Posted in WARARKA MAANTA

Garoon diyaaradeed ku yaalla Sacuudiga oo Weerar ku qaadeen Kooxda Xuutiyiinta.

. Talaado: August 31, 2021 Weerar loo adeegsaday diyaarad aan duuliye laheyn (drone) oo lagu qaaday garoonka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo hey’adaha Dowlada ku amartay in shaqaalaha ka talaalaan cudurka Covid19

. Talaado: August 31, 2021 -Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo sheegay in Taalibaan muwaadiniin Maraykan ah ka celisay inay galaan garoonka diyaaradaha kabul

Talaado: August 31, 2021 Shir jaraa’id oo uu goor sii horeysay qabtay, Jeneral McKenzie, oo ah madaxa…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo u dabaaldegtay diyaaraddii ugu dambeysay ee Mareykanku leeyahay ee ka baxday Afghanistaan

Talaado: August 31, 2021 Rasaas dabaaldeg ah oo ay ridayaan Taliban ayaa la maqlayey kadib markii diyaaraddii…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Jabuuti oo bilad gudoonsiisay Barkhad Jaamac oo ah xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada Somaliland

Talaado: August 31, 2021 Dowladda Jabuuti ayaa bilad gudoonsiisay Barkhad Jaamac Batuun oo ah xildhibaan ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Cali Guudlaawe oo la filayo in uu goor dhaw soo saaro liiska u tartamaya xubnaha aqalka sare

Talaado: August 31, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in  Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen…