Muqdisho”Dad horleh oo COVID-19 ugu geeriyooday”
Moqdisho,August 30, 2021 —Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay…
Wasiir Dubbe oo hakiyay Go’aankii laga cawday ee Tiyaatarka
Moqdisho,August 30, 2021 —Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa hakiyey ijaarka iyo…
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo AMISOM kala hadlay Amniga doorashada
Moqdisho,August 30, 2021 —Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Sha eelle Cali Guuaawe Xuseen ayaa waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle…
Daacish oo sheegatay mas’uuliyadda weerarkii gantaalaada ee Kabul
Moqdisho,August 30, 2021 —Kooxda xiriirka la leh kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka ee Afqaanistaan, oo sidoo kale loo…
Taalibaan oo eedayn kulul dusha kaga tuurtay Maraykanka
Moqdisho,August 30, 2021 —Taalibaan ayaa ku eedeysay ciidamada Mareykanka ee Kabul inay si sharci -darro ah u fuliyeen…
Maxay kawada hadleen RW Rooble & Midowga Musharixiinta?
Moqdisho,August 30, 2021 —Waxaa Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo…
Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
Moqdisho,August 30, 2021 —Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdirahman Sheekh Xasan ayaa ka qeyb galay kulan looga hadlayay xoojinta Amniga…
Wafdi ka socda Hay’ado Caalami ah oo gaaray degmada Baraawe
Moqdisho,August 30, 2021 —Waxaa Maanta degmada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed gaaray…
Madaxweynaha Falastiiniyiinta oo Daanta Galbeed kula kulmay wasiirka difaaca Israel
isniin: August 30, 2021 Madaxweynaha Falastiiniyiinta, Maxmuud Cabbaas, ayaa daanta galbeed ee la haysto wadahadallo kula yeeshay…
Ra’isal wasaarihii hore Afghanistan oo sheegay in aanu Daaliban aqoonsan iskuna dhiibayn
isniin: August 30, 2021 Ra’isal wasaarihii hore ee Afghanistan, Amrullah Saleh, oo maqaal ku qoray wareyskaJarmalka ka…
Rooble oo markale kulan gaar ah la yeeshay xubnaha golaha midowga musharixiinta
isniin: August 30, 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta markale kulan gaar ah…
Turkiga oo go’aan rasmi ah ka qaadatay xaaladda dalka Afghanistan iyo safaaradda ay ku laheyd Kabul
isniin: August 30, 2021 Dowladda Turkiga ayaa go’aan rasmi ah ka qaadatay xaaladda dalka Afghanistan iyo safaaradda…