Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan “Hambalyo Afghanistan guushan annagaa iska leh waxaan xiriir wanaagsan la yeelan doonaa Mareykanka iyo caalamka

Talaado: August 31, 2021 Qaar ka mid ah xubnaha hoggaanka Taalibaan ayaa la sheegay inay soo gaareen…

Posted in WARARKA MAANTA

Wax ka Baro ninka qarsoon oo si weyn saameyn ugu leh maamulka Aqalka looga arrimiyo Ruushka ee Kremlin-ka

Talaado: August 31, 2021 Waxaan halkan idiin kugu soo gudibneynaa warbixin ku saabsan ninka aanan aqoont badan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Dubbe oo sheegay in la hakiyey “ijaarka iyo dib u hawl-gelinta maqaaxida” Tiyaatarka Qaranka

Talaado: August 31, 2021 Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Cismaan Dubbe ayaa lagu sheegay in la hakiyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxadii caafimaadka Al-Shabaab Gobolka Galgaduud oo isku soo dhiibay Galmudug

Talaado: August 31, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka galgaduud ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga ee ku sugan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxa Taliska Dhexe ee Mareykanka oo ku dhawaaqay dhammaadka howlgalka Mareykanka ee Afghanistan

Talaado: August 31, 2021 Ku dhawaad 20 sano kadib markii Mareykanku ciidamo u diray Afghanistan si ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Qaramada Midoobay ee ilaalinta deegaanka oo sheegtay in baatroolka lagu daro maadada Lead dunida laga cidhib tiray

Talaado: August 31, 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay ee ilaalinta deegaanka ee magaceeda loo soo gaabiyo UNEP ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay inay baarayaan Duqaymo daraad ay ka gaysatay Kabul in ay shacab ku dhinten.

Talaado: August 31, 2021 Wasaaradda arimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay inuusan muran ka jirin in dad rayad…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Degmadda Matabaan oo Magacaabay 4 kamid ah Agaasimayaasha Maamulka

Talaado: August 31, 2021 Gudoomiyaha Degmadda Matabaan ee Gobolka Hiiraan Mudane Maxamed Shiikh Maxamuud (Dhobooy) ayaa Magacaabay…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo soo bandhigay diyaarad dagaal oo drone ah, taas oo qaadda hub, laguna sameeyay gudaha Dalkaas

Talaado: August 31, 2021 Turkiga ayaa soo bandhigay diyaarad dagaal oo drone ah, taas oo qaadda hub,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhigga oo Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu Soo Xerayay saraakiil

Talaado: August 31, 2021 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ahna Senatorka la soo doortay ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo xaqiijiyay in 20 sano kadib joogitaankiisii militari ee Afghanistan uu soo dhammaaday

Talaado: August 31, 2021 Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu soo gabagaboobay joogitaankoodii militari ee waddanka Afghanistan, waxaan…

Posted in WARARKA MAANTA

WHO oo sheegtay in sannadkan dad badani Korona ugu dhiman doonaan Yurub

isniin: August 30, 2021 Agaasimaha xafiiska Yurub ee hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegay in in…