Author: QOL Contributor
Imran Khan: ‘Haddii lay dilo, waxaa la baahinayaa muuqaal aan kaga hadlayo cidda i khaarajisay’
Talaado: May 17, 2022 Ammaanka ra’iisal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa aad loo adkeeyey, ka…
Mareykanka oo ka hadlay Doorashada Madaxweynaha cusub Xasan Shiikh
Talaado: May 17, 2022 Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan la qaatay Madaxweynaha cusub…
Mareykanka oo Soomaaliya u soo diraya Boqolaal ciidan ah
Talaado: May 17, 2022 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa amray in dib Soomaaliya loogu celiyo boqollaal askarta…
Madaxweyne Biden oo saxiixay in ciidamada Mareykanka lagu celiyo Soomaaliya
Isniin: May 16, 2022 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta saxiixay amar boqolaal askari oo Mareykan ah…
Ra’iisul Waaaaraha Somaliya & xubno Wasiiro ah oo booqday Madaxweyne Xassan Shiikh
Isniin: May 16, 2022 Ra’iisul Waaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa booqasho hambalyo iyo salaan…
Feysal Cali Waraabe : Xaley waan ku dhafray doorashada Soomaaliya
Isniin: May 16, 2022 Guddoomiyha xisbiga mucaaradka ee UCID ee Somaliland, Feysal Cali Waraabe ayaa hambalyo u…
Xasan Sheekh oo kulanki ugu horreeyey la yeeshay taliyeyaasha ciidamada Soomaaliya.
Isniin: May 16, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maaxamuud ayaa kulan la qaatay taliyeyaasha ciidamada…
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Isniin: May 16, 2022 Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Adan Maxamed-Nuur Madoobe ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda…
Dowladaha Qatar iyo Imaaraadka Carabta oo aan wali u soo Hambalyeenin Madaxweyne Xasan sheikh
Isniin: May 16, 2022 Tan iyo markii madaxweynaha dalka loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud waxaa isa-soo tarayay…
Dabaal degyo aan horey loo arag oo Muqdisho ka dhacay kadib guushii Xasan Sheekh
Isniin: May 16, 2022 Dabaal degyo waa weyn oo aan horey loo arkay ayaa xalay ka dhacay…
Waa kuma Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud?
Isniin: May 16, 2022 Sanadkii 1955-kii ayuu Xasan Sheekh ku dhashay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, ee…
Xildhibaanada Aqalka Congresska Ilhaan Cumar oo ka hadashay guusha Xasan Sheekh Maxamuud
Isniin: May 16, 2022 Xildhibaanada Aqalka Congresska Maraykanka Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in natiijada doorashada ay tahya…