Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Maxey ka wada hadleen Wakiilka QM & Madaxweynaha Somaliland?

Mogadisho  –January 09, 2020—Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdi uu…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jarey dhismaha Xarun qarax lagu burburiyey

Mogadisho  –January 09, 2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaaf oo Dowladda ku eedeeyey inay boob ku heyso Galmudug (War-Saxaafadeed)

Mogadisho  –January 09, 2020—Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa markale waxaa uu eedeyn kulul…

Posted in WARARKA MAANTA

Odayaasha Galmudug oo bilaabay soo xulista Xildhibaanada cusub

Mogadisho  –January 09, 2020—Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa bilaabaya soo xulista Xildhibaanadda ka mid noqonaya Baarlamanka Labaad ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Suldaan Maxamed”Kheyre ayaa iga reebey liiska saxiixayaasha Galmudug”

Mogadisho  –January 09, 2020—Weli waxaa jirta cabasho kasoo yeereysa qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka deegaannada Galmudug,kuwaas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaaf oo qoraal ka dhan ah dowladda u direy Beesha Caalamka

Mogadisho  –January 09, 2020—War-saxaafadeedkan soo baxay Xaafiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu wargaliyey Beesha caalamka iyo dowladaha daneeya…

Posted in WARARKA MAANTA

Deni oo ka horyimid tallaabo ay qaadeen Baarlamaanka Somalia

Mogadisho  –January 09, 2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ay si cad uga soo horjeestay Sharciga…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Wafdi ka socda Finland

Mogadisho  –January 09, 2020—Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay safiirka Finland ee Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Trump oo ku dhawaaqay Tilaabooyin hor leh oo ka dhan Iiran

Mogadisho  –January 09, 2020—Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qabtay Shir Saxaafadeedkii laga sugaayay Saacaddihii ugu dambeeyay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

NATO oo la safatay Mareykanka

Mogadisho  –January 09, 2020—Xoghaya guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa cambaareeyey weerarka ay Iran ku qaaday saldhigyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Doorashooyinka Galmudug oo Warbixin soo saarey

Mogadisho  –January 08, 2020—Guddiga Farsamada & Maamul dhisidda ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo shirjaraaid ku qabtay magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Ciidamo loo diyaariyey dagaalka Al-Shabaab oo tababar loo soo xirey

Mogadisho  –January 08, 2020—Taliyaha Qeybta 60-aad ee Ciidanka xooga dalka Soomaaliya Generaal Maxamed Sheekh Cabdulaahi Xiirow ayaa…