Category: WARARKA MAANTA
Koox Burcad ah oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Mogadisho –January 08, 2020—Kooxdaan burcadda ah oo shan maalmood ka hor dhac ka gaystay Geerash ku yaalla…
SAWIRO:-Maxey ka wada hadleen Guddoomiye Filish & Xaliimo Yareey?
Mogadisho –January 08, 2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa…
Turkiga oo shaqaale militari geeyey Libya
Mogadisho –January 08, 2020—Turkey ayaa 35 shaqaale militari ah gaysay Libya, hase yeeshee kama qeyb qaadan doonaan…
Magaca Ninkii hoggaaminayey Weerarkii degaanka Sareedo oo la shaaciyey
Mogadisho –January 08, 2020—Ciidamada Booliska dalka kenya aya waxaa ay shaaciyeen Magaca Ninkii hoggaaminayey weerarkii Habeen hore…
Maamulka G/Banaadir oo faah faahiyey qaraxa dhacay
Mogadisho –January 08, 2020—Maamulka Gobolka Banaadir ayaa faah faahin ka bixiyey khasaaraha Guud ee ka dhashay qaraxa…
Wararkii ugu dambeeyey qaraxa ka dhacay Muqdisho
Mogadisho –January 08, 2020—Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa…
Liiska Golaha deegaanka degmada Diinsoor oo la shaaciyey
Mogadisho –January 06, 2020—Wasaaradda Arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa…
SAWIRO:-Qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa oo ka bilaawday Galgaduud
Mogadisho –January 06, 2020—Wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Galmudug oo kaashaneysa Wasaaradda Beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay…
Puntland oo Dhaqaatiir u dirtey deegaan uu ka dilaacey Cudur
Mogadisho –January 06, 2020—Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey ,…
Xildhibaano kasoo horjeestay qorsho ay wadaan Madaxda Hir-Shabeelle
Mogadisho –January 06, 2020—Madaxda Sare ee Maamulka Hir-Shabeelle iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulkaas ayaa waxaa ay wadaan…
Madaxweyne Trump oo u hanjabay Dowladda Ciraaq
Mogadisho –January 06, 2020—Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ku hanjabay in cunaqabateyn aad u ballaaran uu kusoo…
SAWIRO:-Madaxweyne Waare oo gaarey Buulo Burde kana bilaabey kulamo
Mogadisho –January 05, 2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare & Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa…