Category: WARARKA MAANTA
Sheekh Shariif oo Fashil ku eedeeyay Madaxda tallada heysa
Mogadisho –January 04, 2020—Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan Magaalada London ee UK…
Aqalka Sare oo Guddi u saaray Sharciga doorashooyinka
Mogadisho –January 04, 2020—Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Magacaabay Guddi ku saabsan ka shaqeyn Sharciga…
Duqa Muqdisho oo Dhagax dhigay Suuq ku burburay dagaalladii dalka ka dhacay
Mogadisho –January 04, 2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa…
Hoos u dhac ku yimid wax soo saarka beeraha
Mogadisho –January 04, 2020—Wasiirka Wasaaradda Beeraha maamulka Hirshabeelle, mudane cali xaaji Isgoowe oo la hadlay warbaahinta ayaa…
Wararkii ugu dambeeyay Liiska Xildhibaanada Galmudug oo lagu dhawaaqayo
Mogadisho –January 04, 2020—Liiska Xildhibaanada 69ka ah ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo ka dib markii ay…
Kenya oo War kasoo saartay weerarkii Gaariga
Mogadisho –January 03, 2020—Ciidanka difaaca Dalka Kenya ee KDF loo yaqaan ayaa waxaa mas’uuliyiin u hadashay ay…
Yaa horboodaya mooshinka laga wado Madaxweyne Waare?
Mogadisho –January 03, 2020—-Xildhibaano ka tirsan Baarlamanaka Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas ku eedeeyeen…
Dowladda Somalia oo faah faahisey dhaawacyadii la geeyey Qatar
Mogadisho –January 03, 2020—Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar Danjire Cabdirisaaq Faarax Cali Taano ayaa sheegay in…
Madaxweyne Xaaf oo kasoo horjeestay qaabka Dhismaha Galmudug
Mogadisho –January 03, 2020—-War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Ahmed Ducaale Geele Xaaf ayaa looga…
Baarlamanka Turkiga oo ansixiyey in ciidamo la geeyo Libya
Mogadisho –January 02, 2020—-Baarlamanka Turkiga ayaa maanta ansixiyey sharci ogolaanaya in xukuumadda ay ciidamo gayso dalka Libya,…
Magacaabis uu sameeyey Wasiirka Warfaafinta oo lagu celiyey
Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ee dowladda ayaa dib ugu celiyey Wasiirka Wasaaradda Warfafainta Xukuumadda Soomaaliya…
Guddoomiye Filish”Waxaa jira Ganacsato lacago siiya Al-Shabaab
Mogadisho –January 02, 2020—-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Mgaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay inay…