Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Wakiilka QM & Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada

Mogadisho  –January 05, 2020—Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta Muqdisho kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabey degmada Cabdul Casiis

Mogadisho  –January 05, 2020—Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa guddoomiye…

Posted in WARARKA MAANTA

-Jubbaland oo ku dhawaaqday howlgalka dhan ah Al-Shabaab

Mogadisho  –January 05, 2020—Saraakiisha Ciidamada Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen inay kordhin doonaan howlgallada Al-Shabaab looga saarayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo ka hadashay weerarka lagu qaaday Saldhiga lamu

Mogadisho  –January 05, 2020—Dagaalyahannada ururka Al-Shabaab ayaa weerrar ku ekeeyay saldhig ay leeyihiin ciidammada badda oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso:-Ujeedka Puntland u tagayo Axmed Madoobe

Mogadisho  –January 05, 2020—Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa la filayaa in Maalinta berito ah…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Maxkamadeynta Siyaasiyiin dhaliilay Madaxda Puntland oo socota

Mogadisho  –January 05, 2020—Maxkamada Darajada 1aad ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa haatan ka socota…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda oo la wareegay tuulooyin dhowr ah

Mogadisho  –January 05, 2020—Howlgal ay siwadajir ah uga sameeyeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed deegaano…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubnaha ka harey Baarlamaanka Galmudug oo la shaacinayo

Mogadisho  –January 05, 2020—Guddiga farsamadaha iyo dhismaha ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa in maanta oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Somalia oo markii ugu horeysay yeelaneysa Sharci muhiim ah

Mogadisho  –January 05, 2020—Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay taariikhda waxaa ay yeelaneysaa Sharciga duulista…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xaaf oo si adag u eedeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya

Mogadisho  –January 04, 2020—Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle  Geelle Xaaf oo la hadlay qaar ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda oo amartay in la xayiro Akoonada Maamulka Galmudug

Mogadisho  –January 04, 2020—Warqad ka soo baxday xaafiiska hanta dhowraha guud ee Qaran ayaa dalbaday in la…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo ka warbixisay Xaaladda degaanadii laga saaray Al-Shabaab

Mogadisho  –January 04, 2020—Taliyaha guud ee ciidanka dowlad goboleedka Jubbaland Gen. Aadan Maxamuud Ibraahim ayaa faahfaahin ka…