Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaalida Minnesota oo dhigay dibadabax xoogan

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Jaaliyadda Soomalaiyeed ee Minnesota oo ka jawaabayay warbixin uu sii…

Posted in WARARKA MAANTA

Dil goordhow ka dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga difaaca Puntland oo soo saaray amaro la xiriira ammaanka

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Guddiga Difaaca Puntland ayaa soo saaray amaro la xiriira…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu dilay London

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Warbaahinta dalka Ingariiska ayaa sheegtay in saacaddihii lasoo dhaafay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Somaliland oo xabsiga dhigtay rag Hargeysa ku samaynayey baasaaboorka Soomaaliya

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay rag lagu qabtay ,iyagoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Eng. Yarisow ayaa sheegay in khasaare gaaraya $35 Million oo dollar uu geysteeen Roobabkii mahiigaanka ee ka da’ay Muqdisho

Muqdisho | QOL |  21 Maajo 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda oo Shir gudoomiyay kulan looga hadlay ka hortagga Fikirka Xag-jirnimada ah iyo Argagaxisada

Muqdisho | QOL | May 21, 2018 – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar),…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Peace in sight as KDF says Somalia battle not in vain

IN SUMMARY Somalis have been relying on Amisom troops to provide security, medical services and education War-torn…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Khayre oo booqday dadka laga soo badbaadiyay Xaafadaha ay saameeyeen daadadkii ka dhashay Roobabka

Muqdisho | QOL | May 21, 2018 — Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ugu baaqay Puntiland iyo Somaliland in ay joojiyaan dagaalada ka dhexeeya

Muqdisho | QOL |  May 21 2018 – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo ciiddanka Kenya ugu deeqdayso qalab looga hor-tago qaraxyadda ay Al-Shabaab kala kulmaan.

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 –  Hay’adda QM ugu qaabilsan Ka-hortaga Miinooyinka ee UNMAS  ayaa la sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Fatahaada wabiga Shabeelle oo saameyn ku yeelatay dadka kunool Buulo Burde

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa sameyn weyn…