Category: WARARKA MAANTA
Hogaamiyeyaasha afgembiga kula wareegay Burkina Faso oo taageerayaashooda ugu baaqay inay is dejiyaan.
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Horggaamiyaha horkacayeyy inqilaabka militari ee ka dhacay dalka Burkina Faso ayaa shacabka ka…
Dawladda Soomaaliya oo shaacisay in hawlgal qorshaysan lagu dilay mid kamid ah hoggaamiyayaasha Ururka Al-Shabaab lagu magacaabo Cabdullaahi Nadiir.
Isniin: OCTOBER 3, 2022 Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay in hawlgal qorshaysan lagu dilay mid kamid ah hoggaamiyayaasha…
174 qof oo ku dhintay shil ka dhacay ciyaar kubadda cagta ah, oo ka socotay dalka Indonesia
Axad: OCTOBER 2, 2022 Ugu yaraan 174 qof, ayaa ku dhintay shil ka dhacay ciyaar kubadda cagta…
Cod sir ah oo laga helay Wasiirrada Pakistan oo u tashanaya Imran Khan
Axad: OCTOBER 2, 2022 Golaha wasiirrada federaalka ee dalka Pakistan ayaa go’aansaday in ay tallaabo sharci ah…
Wasiirka Difaaca Turkiga oo sheegay in 23 kamid ah mintidiinta ururka Kurdistan PKK lagu dilay weerar cirka ah, oo ka dhacay waqooyiga dalka Ciraaq.
Axad: OCTOBER 2, 2022 Wasiirka Difaaca Turkiga, Hulusi Akari, ayaa sheegay in 23 kamid ah mintidiinta ururka…
Sweden oo dib u bilowday hubkii ay u dhoofin jirtay Turkiga
Axad: OCTOBER 2, 2022 Wakaaladda dowladda Sweden u qaabilsan arrimaha militagriga dibadda ee (ISP) ayaa sheegtay shalay…
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya iska hor imaad ka dhacay Saldhiga Booliiska degmada Burtinle iyo qasaare
Axad: OCTOBER 2, 2022 Hal askari oo ka tirsanaa Booliiska Puntland laguna magacaabi jiray Maxamed Badgal Ciise…
Dowladda Soomaaliya iyo Hay,adda IMF oo shir uga furmay Magaalada Nairobi
Axad: OCTOBER 2, 2022 Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa maanta ka furmay shirka Dowladda Soomaaliya iyo…
Yuusuf Axmed Hagar Dabageed “ Geeri ayaa ka xignaa inaan yeelno damaca argagixisada oo aan iska fadhiisano Hiireaan
Axad: OCTOBER 2, 2022 Madaxweyne ku-xigeenka maaamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ka hadlay howlgalada ka…
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland oo isku diyaarinaya in ay qaadeen howlgal la Dagaalanka argagixisada Al-shabaab
Axad: OCTOBER 2, 2022 Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa isku diyaarinaya in ay qaadeen…
Ururka Midowga Yurub oo ku dhawaaqay in xaalada bini’aadantinimo ee gobolka Tigray ay sii xumaatay
Axad: OCTOBER 2, 2022 Ururka Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in xaalada bini’aadantinimo ee gobolka Tigray ay…
Feysal Cali Waraabe “Muuse Biixi waxa uu rabaa sida farmaajo oo kale haday u soconayso in uu ku darsado 2 Sano laakin Badbaado Qaran ayaa loo baahan yahay
Axad: OCTOBER 2, 2022 Warraka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maanta xisbiyada mucaaradka…