Category: WARARKA MAANTA
Qawmiyadaha Soomaalida iyo Oromada oo ku dagaalamaya Itoobiya
. Axad: OCTOBER 2, 2022 Wararka ka imaanaya degmada Guri-dhaamoole ee gooblka Liiban ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya,…
Al Shabaab oo degmada Dayniile ku dilay nin lagu magacaabo Maxamed Sheekh Xasan oo katirsanaa ciidanka dowladda Soomaaliya.
Axad: OCTOBER 2, 2022 Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xaafada Sii Sii ee degmada Dayniile ku dilay…
Weeraro ka dhacay Caasimadda Burkina Faso ka dib afgembigii Militeri ee shalay ka dhacay
Axad: OCTOBER 2, 2022 Hoggaamiyaha isku magacaabay Burkina Faso ayaa sheegay in ninkii uu maalin ka hor…
Laba qof oo Somali ah xalay lagu dilay magaalada Ivanpark ee gobolka galbeedka Cape dalka Koonfur Africa.
Axad: OCTOBER 2, 2022 Laba qof, ayaa xalay lagu dilay magaalada Ivanpark ee gobolka galbeedka Cape, deegaanka…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada kala hadlay gurmadka abaaraha iyo Dagaalka Al-shabaab in ay taageeraan
Axad: OCTOBER 2, 2022 Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame…
Indonesia: 127 qof oo ku dhintay rabshado ka dhashay ciyaar Kubadeed
Axad: OCTOBER 2, 2022 Inta la xaqiijiyey 127 qof ayaa ku dhintay halka 200 oo qof oo…
Sida ugu wanaagsan ee loogu aargudi karo Farxaan Qaroole iyo Cilmi Guure oo ay Dileen Al-shabaab
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Taliyihii booliska gobolka Banaadir sarreeye guute Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole) ayaa shalay ku…
Dhaqtarkii labaad oo Uganda ugu geeriyooday xanuunka Ebola.
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Wasiirka wasaaradda caafimaadka Uganda ayaa sheegay inuu geeriyooday dhaktar u dhashay dalka Tanzania…
Ciidamada Israel oo dilay wiil dhalinyaro ah oo reer Falastiin ah.
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Ciidamada amaanka ee Israel ayaa dilay wiil dhalinyaro ah oo 18 sano jir…
Taliyaha Ciidamada qalabka sida ee Ingiriiska, Admiral Tony oo Ruushka ugu digay in uu hawada sare ka qaado dagaal ka dhan ah reer galbeedka
. Sabti: OCTOBER 1, 2022 Taliyaha Ciidamada qalabka sida ee Ingiriiska, Admiral Tony Radakin, ayaa Ruushka ugu…
Maareeyaha Xarunta Gurmadka Degdega Ah Ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Xilka La Wareegay
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Wasiir Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka, mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa xilka…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Oo Ugu Magac-daray Xarunta Ciidanka Haramcad Alla U Naxariistee Generaal Faxraan
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxmed (Xijaar) oo ka hadlay aaska Generaal…