Category: WARARKA MAANTA
Rasaas culus oo laga maqlay caasimadda Burkina Faso
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Rasaas xooggan ayaa laga soo sheegayaa caasimadda Burkina Faso ee Ouagadougou, iyadoo ay…
Al-shabaab oo la sheegay in ay dileen 12 ruux oo Ceel ka qodayay gobolka Gedo
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Wararka naga soo gaaraya deegaanka Gariley oo ku yaalla Koofurta Gobolka Gedo, ayaa…
Shil Gaari oo dhimasho & dhaawac ka soo gaaray Askar katirsan Ciidamada Dowladda oo ka dhacay Balcad
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Askar ka tirsan Ciidanka Nabadsugida dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhimasho iyo dhaawac ku…
Sarkaal ka tirsan militeriga Burkina Faso oo teleefishinka dowladda kaga dhawaaqay in xilka laga tuuray hoggaamiyihii militeriga ee dalkaas
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Sarkaal ka tirsan militeriga Burkina Faso ayaa teleefishinka dowladda kaga dhawaaqay in xilka…
Ra’iisal Wasaare Xamza “Qof kasta oo lacag siiyay Al-Shabaab, hadaf buu u yahay dowladda
Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022 Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa caawa ku hanjabay inay dowladdu bartilmaameedsan doonto…
Wasiirka Isgaarsiinta Oo Ka Qeybgalay Doorashada Hoggaanka Ururka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah Ee (ITU)
Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022 Waxaa magaalada Bukharest ee Dalka Roomaaniya ka socda shirka Wadamada Xubnaha ka Ah Ururka…
WHO oo sheegtay in goor dambe la ogaaday cudurka Ebola ee ka dillaacay Uganda
Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022 Xafiiska Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegay in cudurka Ebola ee ka dilaacay…
Diyaaradaha Ruushka oo duqeymo dhinaca cirka ah ka fuliyey gudaha Ukraine
Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022 Diyaaradaha Ruushka ayaa la sheegay habeennimadii xalay iney duqeymo culus ka geysteen qaybo ka…
Putin oo ku dhawaaqaya afar gobol oo ka tirsanaa Ukraine oo Ruushka la midoobay
Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022 Kremelin ayaa xaqiijisay Jimcaha in la qaban doono xaflad lagu shaacinayo gobollo ka tirsanaa…
Madaxweynaha dalka Iran Ibraahim Ra’isi oo ka digay iney dowladdiisa oggolaaneyn rabshado dalka ka dhaca.
Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022 Madaxweynaha dalka Iran Ibraahim Ra’isi ayaa ka digay iney dowladdiisa oggolaaneyn rabshado dalka ka…
Ciidamada Taalibaan oo rasaas cirka u riday si ay u kala eryaan haween dhigayey dibadbax ay ku taageerayaan mudaharaadyada haweenka
Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022 Ciidamada Taalibaan ayaa rasaas cirka u riday si ay u kala eryaan haween dhigayey…
Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaal kuwa riddada gaaban
Khamiis:SEPTEMBER 29, 2022 Kuuriyada Koonfureed ayaa Kuuriyada waqooyi ku eedeysay iney tijaabisay gantaal kale uu noociisu yahay…