Category: WARARKA MAANTA
Ukraine: Labo go’aan oo keliya oo u furan ciidanka Ruushka ee ku sugan magaalada Lyman
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Waxaa soo baxaya warar ku saabsan xaaladda magaalada Lyman, oo ka tirsan gobolka…
Al-shabaab oo dib ula wareegtay gacan ku haynta deegaanada Moqokori & Yasooman
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Ururka Al-shabaab ayaa dib ula wareegtay gacan ku haynta deegaanada Moqokori iyo Yasooman…
Madaxda DFS oo ka qeyb gashay Salaada ee meydka Gen. Farxaan Qaroole
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre, Gudoomiyaha Golaha…
Xildhibaan C/raxmaan Macalin “ Canshuurta Shabaab waxaa la joojin karaa, keliya marka laga adkaado”
Sebti, 1 Oktoobar [Qaranimo Online] Xildhibaan hore C/raxmaan Macalin oo ah siyaasi aad ugu dhuun-daloola arrimaha siyaasada…
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga oo cambaareysay go’aanka uu Ruushka ku dhawaaqay, kaasoo ah inuu goostay afar gobol oo katisan dalka Ukraine
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga, ayaa cambaareysay go’aanka uu Ruushka ku dhawaaqay, kaasoo…
oggaamiyaha Ahlu Sunna Waljamaaca, Sheekh Shaakir oo sheegay in ay ku jiraan Dagaalka looga soo hor jeedo Alshabaab
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Hoggaamiyaha Ahlu Sunna Waljamaaca, Sheekh Shaakir Cali Xasan, ayaa ka hadlay dagaalka looga…
Sagaal qof oo reer Yurub u dhashay oo lagu xiray dalka Iiraan, intii ay socdeen mudaaharaadyo ay dadku ku dhinteen
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Sagaal qof oo reer Yurub u dhashay, ayaa lagu xiray dalka Iiraan, intii…
Xildhibaan Jacfra iyo saraakiil kale oo la filayaayo in ay soo garaan magaalada Dhuusamareeb
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Xildhibaan Jacfra iyo saraakiil kale ayaa la filayaa in ay soo garaan magaalada…
Madaxweynaha Somaliland oo 2 sano muddo kordhin loo sameeyay iyo Rabshado laga cabsi qabo
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Golaha Guurtida Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa muddo kordhin…
Qasaaraha ka dhasahay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay fasal ay ku jireen arday badani oo ku yaallay Afghanistan oo kordhaya
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Qarax ismiidaamin ah oo aad u xooggan ayaa shalay ka dhacay fasal ay…
Xaaladda abaarta ee Waqooyi Bari Kenya oo kasii dareysa
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Abaarta ka jirta dhulka Soomaalida, ayaa saameyn weyn yeelatay, iyadoo gobolka Waqooyi Bari…
Shirkad laga xaday xogta 10.2 milyan oo ka mida macaamiisheeda iyo FBI-da oo gacan ka siinaysa baadhista
Sabti: OCTOBER 1, 2022 Dawladda Australia ayaa ka codsatay hay’adda dembibaadhista ee Maraykanka ee FBI inay ka…