Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo ballan-qaaday in Turkiga uu difaaci doono Soomaaliya

QAAHIRA —  Madaxweynaha Turkga Recep Tayyip Erdogan oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa ballan qaaday in…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay ka mid tahay horumarrada dhanka hawada Soomaaliya

Muqdisho — Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa looga hadlay hawlgallada lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka JFS oo maanta mar kale ka dooday arrimaha Dastuurka

Muqdisho — Kulanka 12-Aad ee wadajirka oo ka dhacay xarunta Golaha Shacabka waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo

Kismaayo — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabar ku shaqaysata xirfadda dallaalnimada markii ay shaqo ku waysay aqoonteeda

Sacdiyo Xasan Maxamed oo 24 jir ah waxay nolosha qoyskeeda ka maareysa shaqo dallaalnimo oo ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda duulista Soomaaliyeed: Waxba iskama beddelin maamulka hawada

MUQDISHO — Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in aanay waxba iska beddelin mid ahaanta iyo maamulka hawada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayo maaraynta gargaarka

Muqdisho — Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Md. Saalax Cabdi Jaamac ahna ku simaha Ra’iisulwasraaha XFS ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah xildhibaanada Somaliland oo ka horyimid is-afgaradka Itoobiya

HARGEYSA — Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Somaliland ayaa maanta sheegay inay kasoo horjeedaan is-afgaradkii ay bishii…

Posted in WARARKA MAANTA

Dr. Afyare oo sharxay cutubyada wax ka beddelka dastuurka

MUQDISHO — Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo gudbiyey afarta cutub ee ugu horreeya dastuurka oo lagu samaynayo wax ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo dowladda federaalka ku eedeysay inay ku xadgudubtay maamulka hawada

HARGEYSA — Mas’uuliyiinta duulista hawada ee Somaliland ayaa ku eedeeyey dawladda federaalka Soomaaliya inay ku xadgudubtay maamulka hawada,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Cali Balcad:Tallaabo kasta oo ay Itoobiya qaaddo mid u dhiganto ayaan qaadi doonaa

Muqdisho — Wasiiru Dowlaha Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, ahna ku simaha Wasiirka arrimaha dibedda Xil….

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaalida Toronto oo laga wacyi-gelinayo xanuunada dhimirka

TORONTO — Qaar ka mid ah aqoonyahannada Soomaalida ee magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa wada barnaamijyo isugu…