Category: WARARKA MAANTA
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo furay shirka la tashiga bulshada rayidka ah ee dib-u-eegista dastuurka
Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa maanta furay shirka…
Shirka horumarinta kalluumeysiga oo ka furmay Kismaayo
KISMAAYO — Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Kismaayo ka daahfuray shirka 2-aad ee Golaha…
Delegations from the Arab League arrive in Mogadishu
Mogadishu – The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Government of Somalia welcomed…
Golaha Ammanaka oo ka dooday arrimaha Soomaaliya
NEW YORK — Golaha Ammanaka ee Qaramada Midoobay ayaa shalay ka dooday arrimaha Soomaaliya. Kulankaasi waxaa diblomaasiyiinta khudabadaha…
Ra’isulwasaare Xamse oo booqday Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan horumarrada…
Golaha Ammanaka oo maanta ka dooday arrimaha Soomaaliya.
NEW YORK — Golaha Ammanaka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka dooday arrimaha Soomaaliya. Kulankaasi waxaa diblomaasiyiinta khudabadaha…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeer shaqo ku tagay taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo…
Golaha Shacabka oo mar kale maanta ka dooday wax ka beddelka dastuurka
MUQDISHO — Baarlamaanka Soomaaliya waxaa maanta kasii socotay doodda ku saabsan cutubka koowaad ee dastuurka oo wax ka…
Kenya oo liiska qaxootinimada Dhadhaab ka saareysa 40,000 oo qof
DADAAB — Dalka Kenya waxaa ku nool kumanaan qaxooti ah, waxaana ku yaala xerada qaxootiga ee Dhadhaab oo…
Midowga Afrika oo mar kale ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
MUQDISHO — Shalay waxa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia lagu soo gabagabeeyay Shir madaxeedkii wadama Midowga Africa….
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuu u tegayo Addis-Ababa
MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamud, oo maanta warbaahinta kula hadlayay magaalada Kismayo ee xarunta dowlad goboleedka…
MW Xasan Sheekh oo bogaadiyey heshiiska tayeynta CXD ee ay wada saxiixdeen Soomaaliya & Mareykanka
Muqdisho (SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey munaasabad lagu saxiixayey heshiiska…