Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Shaakir” Fikirka Khawaarijka ah waa in Fikir laga horgeeyo, waxaana xambaarsan culumada

Muqdisho — Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka hadlay dardar gelinta dagaalka ka dhan ah Khawaarijta…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Gobolka Banaadir oo amray in laga guuro dhulka dabdamiska ee Muqdisho

MUQDISHO — Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa mar kale soo saaray amar ah in dadka degan dhulkii danta guud…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo heshiis la saxiixday dhiggiisa dalka Turkiga

Muqdisho — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho rasmi ah ku jooga…

Posted in WARARKA MAANTA

RW hore Cali Maxameed Geedi oo sheegay in Itoobiya ay ku xad-gudubtay sharciga caalamiga ah

Muqdisho — Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi ayaa markale ka hadlay mowqifkiisa ku aaddan…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay inay duqeyn ku dileen hogaamiyaha Kataib Xizbullah

BAGHDAD — Millatariga Mareykanka ayaa sheegay, in duqeyn cirka ah oo loo adeegsaday diyaaradaha dhulka laga hago ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Khilaaf ka dhex-taagan ganacsatada Bakaaraha iyo maamulka gobolka

MUQDISHO — Ganacsatada waaweyn ee suuqa Bakaaraha ee ku yaalla magaalada Muqdisho ee dalka dibaddiisa ka keena agabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xog cusub oo ku saabsan qaraxyadii shalay ka dhacay Bakaaraha

MUQDISHO — Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qaraxyo xiriir ah oo shalay ka dhacay suuqa weyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Madaale” Shalay dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacday Suuqa Bakaarah “.

Muqdisho — Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in argagixisadu ay yihiin kuwa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shan qof oo ku dhaawacmay qarax ka dhacay duleedka Boosaaso

BOOSAASO — Shan qof ayaa ku dhaawacantay qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso, sida ay sheegeen saraakiil…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir ku saabsan dib-u-eegista dastuurka oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO — Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay shir looga hadlayay arrimaha la xiriira dib u eegsta dastuurka dalka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Somali Puntland region captures weapons-laden boat from Yemen

BOSASO, Somalia — Somalia’s semi-autonomous region of Puntland seized a boat loaded with weapons from Yemen in…

Posted in WARARKA MAANTA

Somali pirates are back on the attack at a level not seen in years, adding to global shipping threats

KEY POINTS Attacks by Somali pirates have risen more in the past three months than at any…