Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisulwasaare Ku-xigeenka Dalka oo kulan la yeeshay Madaxweyne Ku-xigeenka Bangiga Adduunka

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay Ku-xigeenka Madaxweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Eedeeysane Sayid -Cali Macalin Daa’uud oo ahaa dilaagii dilay Luul Sheekh Cabdi oo gacanta lagu soo dhigay

Camaara —  Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ku howlanaa sidii gacanta loogu dhigi lahaa eedeysane baxsad ahaa laguna…

Posted in WARARKA MAANTA

Lix qof oo Oromo ah oo lagu dilay Beledxaawo

BELEDXAAWO — Wararka ka imanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in 6 qof oo ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Qatar Charity signs deal to enhance public libraries’ performance in Somalia

MOGADISHU – Qatar Charity (QC) has signed an agreement with Somalia’s Ministry of Education, Culture, and Higher…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka oo dalbaday in la soo qabto nin xaaskiisa ku gubay Muqdisho

MUQDISHO – Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta ku dhaliilay hay’adaha amniga in aysan gacanta ku soo dhigin…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Madaale oo hortegay guddiga amniga ee golaha shacabka

MUQDISHO – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta goobjoog…

Posted in WARARKA MAANTA

Xamaas oo dalbatay in Israel ay sii deyso hogaamiye ay Falastiiniyiintu u yaqaanaan Nelsan Mandela-hooda

Waxa ay Falastiiniyiinta qaarkood u arkaan Nelson Mandela-hooda, waana musharraxa ugu cadcad ee mustaqbalka noqon doona madaxweynahooda….

Posted in WARARKA MAANTA

Hooyo Xaamilo ah oo u Geerootay Dhaawaca Gubasho iyo Seygeedii Gubay oo Baxsad ah

MUQDISHO — Waxaa Magaalada Muqdisho gaar ahaan isbitaalka Dogfeer ku geeriyootay haweeney Xaamilo ah, oo lagu magacaabo…

Posted in WARARKA MAANTA

Muqdisho oo laga hirgeliyay xarun lagu dayactiro Diyaaradaha

MUQDISHO — Garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde ayaa markii ugu horreysay tan iyo 1991-dii waxaa laga…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed ee kasoo gudbay xadka Mareykanka

WASHINGTON — Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dhallinyarada Soomalaiyeed ee dalka Mareykanka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland: Sidee looga falceliyey shirka uu iclaamiyey Deni?

GAROOWE — Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaciyay gogol wadahadal ee lagu lafa guri doono arrimaha Soomaaliya,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka mamnuucday Bacaha halka mar la isticmaalo

Muqdisho — Wareegto ka soo baxday wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu mamnuucay…