Category: WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay hoobiyeyaal lagu garaacay Bakaaraha + Khasaaraha
Muqdisho – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya jug xoogan oo goordhow laga maqlay qaybo kamid ah magaalada…
Aabe Cabdicasiis Maxamed “Waxa Maydka Luul loo duugi waayay waa in lala duugo dambiilaha dilay.”
MOGADISHU — Maxamed oo ah Aabaha dhalay Allaha u naxariistee Luul oo ahayd Haweenay Uur leh oo…
Wasiiro iyo Lataliye Abiy Axmed oo u Baxsaday Belgium
ADDI ABABA — Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Itoobiya, markii dambena ahaa La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul…
Abiy oo qaboojiyey cabsida laga qabo dagaal ay la galaan Soomaaliya
ADDIS-ABABA — Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa hoos u dhigay cabsida laga qabo dagaal ay la galaan…
Madaxweyne Xasan Sheekh: Itoobiya haddii ay ka laabato qaladkii ay gashay waan wada hadli karnaa
Muqdisho — Madaxweynaha JFS, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in damaca Itoobiya ee ku aaddan Badda…
Grieving Father of Woman Burnt by Husband Calls for Justice, Seeks Joint Burial with Culprit
MOGADISHU — Abdiaziz Mohamed, grieving father of Luul, a mother of five who tragically lost her life…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo farriin cusub u diray Itoobiya
MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay dowladda Ethiopia daris wanaag iyo inay masaalixdooda ka wada…
Boqor Salman iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka oo kawada hadlay Xaaladda Gaza iyo arimo kale
RIYAD — Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa magaalada Riyadh kula kulmay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed…
Maamulka Koonfur Galbeed oo ka digay in la leexsado gargaarka bani’aadannimo
BAYDHABA — Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa ka digay leexsashada gargaarka loogu talo-galay dadk baahan…
Badqabka shacabka waa ilaalinta nidaamka taraafikada iyo wadooyinka
Muqdisho — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan…
Madaxweyne Laftagreen oo kulan la yeeshay Wafdi kasocda Qaramada Midoobay
BAYDHABO — Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku…
Dood adag oo ay xildhibaanda ka yeesheen arrimaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga ah ee dalka
Muqdisho — Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir…