Ciidanka Xoreynta Oromada oo sheegay in ay dileen boqlaal ka mid ciidamada Itoobiya
Isniin: AUGUST 22, 2022 Ciidanka Xoreynta Oromada ee OLA oo ka dagaallanta gudaha Itoobiya ayaa sheegtay ilaa…
Raila Odinga oo “gaari xamuul ah” ku geeyay cadaymaha kiiska doorashada ee uu gudbiyay
Isniin: AUGUST 22, 2022 Siyaasiga dalka Kenya, Raila Odinga, ayaa kartoonno waraaqo ah ku watay gaari xamuul…
GALMUDUG oo loogu dabaal-dagay Netherland [SAWIRRO]
Isniin, 22 Ogoosto [Qaranimo Online] Xaflad si qurux badan loo so oagaasimay ayna ka soo qeybgaleen Jaaliyadaha…
Shaqaalaha gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo ka cabanaya mushaar la’aan mudo 3 bilood ah
Isniin: AUGUST 22, 2022 Shaqaalaha gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka cabanaya mushaar la’aan…
Gabadha Soomaaliyeed ee wacdaraha ka dhigtay tartan feer oo naadir ah
Isniin: AUGUST 22, 2022 Ramla Ali, oo ah gabadh Soomaali ah ayaa ku guulaysatay tartanka Feerka ee…
Mukhtaar Roobow ““Waxaan leeyahay, Dhallinyarada Shabaabka ah kuwa aan aqaan ee idin soo qalday ilmahooda Iskuulo iyo Jaamacado ayey Xamar ka dhigtaan
Isniin: AUGUST 22, 2022 Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Sheekh Muqtaar Rooboow Cali (Abuu…
Ardayda ku nool dalkan Maraykanku ay dib ugu noqonayaan dugsiyada iyo Ciidamo loo diyaariyay goobahaas in ay ilaaliyaan
Isniin: AUGUST 22, 2022 Iyada oo haatan lagu guda jiro xilligii ay ardayda ku nool dalkan Maraykanku…
Cumar Cabdirashiid oo ka hadley muddo kororsiga Baarlamaanka Jubaland kana soo hor jeestay
Isniin: AUGUST 22, 2022 Raysalwasaarihihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa ka hadley waxa ka soo…
Ra’iisal wasaare Xamza “ Waxaan kala dooranaynaa inay iyagu al-Shabaab noolaadaan ama inaan innagu noolaano’
Isniin: AUGUST 22, 2022 – Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xalay soo booqday qaar ka…
Taageerayaasha Odinga oo isugu soo baxay Maxkamada sare ee Kenya iyo rabshado halkaas ka bilawday goor dhawayd.
Isniin: AUGUST 22, 2022 Taageerayaasha siyaasiga dalka Kenya, Raila Odinga, ayaa waxay isugu soo baxeen banaanka dhismaha…
Dawladda Pakistan oo mamnuucday in si toosa loo tebiyo khudbadaha Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan
Isniin: AUGUST 22, 2022 Dawladda Pakistan ayaa mamnuucday in si toosa loo tebiyo khudbadaha Ra’iisul wasaarihii hore…
Maxabiis Soomaali ah oo ku xirnaa Xabsiyada dalka Liibiya oo la soo sii daayey Dowlada Somaliya oo Muqdisho keentay
Isniin: AUGUST 22, 2022 Safaaradda Soomaaliya ee dalka Liibiya ayaa soo bandhigtay Maxabiis Soomaali ah oo si…