Siyaasiga Raila Odinga oo lagu wadaa in uu maxkamada ugu sareyso u gudbiyo dacwad ka dhan ah natiijada doorashadii Kenya
Isniin: AUGUST 22, 2022 Siyaasiga dalka Kenya Raila Odinga, ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Hay’adda FCA Soomaaliya
Axad: AUGUST 21, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mududane. Axmed Macalin…
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Safiirka Mareykanka
Axad: AUGUST 21, 2022 Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan…
Lix sano ka dib, Iran iyo Imaaraadka oo dib u soo celinaya xidhiidhkoodii
Axad: AUGUST 21, 2022 Dawladaha Imaaraadka Carabta iyo Iran ayaa haatan qorshaynaya inay dib u soo celiyaan…
Xildhibaan Cismaan Xaadoole “ Weerarada noocaas oo kale waxa loo baahan yahay inta ay meesha imaan laga hortago, oo la ogaado lana fashiliyo
Axad: AUGUST 21, 2022 Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo kamid ah xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka ayaa si…
Cabdullaahi Kulane Jiis ” Muddo kororsiga Axmed Madobe uu sameystay lama aqbali karo
Axad: AUGUST 21, 2022 Xildhibaan Cabdullaahi Kulane oo ka tirsan baarlamanka Soomaaliya, horeyna u ahaa madaxa shaqaalaha…
Saraakiil ka tirsan millateriga Itoobiya oo gaaray magaalada Garoowe
Axad: AUGUST 21, 2022 Saraakiil sar-sare oo ka tirsan millateriga dalka Itoobiya ayaa ka degey magaalada Garoowe…
Gabadh reer Brazil ah oo go’aansatay in xafladda arooskeedu ay sii socoto inkastoo ay dhacday dabna uu qabsaday diyaaraddii quwaamitaga u kacaysay.
Axad: AUGUST 21, 2022 Gabadh reer Brazil ah ayaa go’aansatay in xafladda arooskeedu ay sii socoto inkastoo…
Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Iran oo sheegtay in ay hal milyan oo dhalo oo biyo ah geyneyso magaalada Hamadan
Axad: AUGUST 21, 2022 Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Iran ayaa sheegtay in ay hal milyan oo dhalo…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Degmada Maxaas lag dhagax dhigay garoon diyaaradeed
Axad: AUGUST 21, 2022 Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar ayaa…
32 qof oo ku dhintay dhilal ka dhacay Dalka Turkiga
Axad: AUGUST 21, 2022 Ugu yaraan 32 Qof ayaa ku geeriyooday Koonfur Bari ee dalka Turkiga Sabtidii,…