Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaaraha Finaland oo iska baartay daroogo kaddib muuqaal laga faafiyay.

Sabti: august 20, 2022 Ra’iisal wasaaraha dalka Finland, Sanna Marin ayaa sheegtay inay iska baartay daroogo, kaddib…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil ka tirsan guddiga doorashada Kenya oo mid ka mid ah lugtiisa loo jaray dhaawac soo gaaray.

Sabti: august 20, 2022 Mid kamid ah xubnaha guddiga doorashooyinka Kenya u qaabilsanaa codbixintii ka dhacday deegaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxyo Xoogan iyo Rasaas wali ka dhax socota caawa ka dhax socota Hotelka Xayaat habeenkii labaad

Sabti: august 20, 2022 Qaraxyo aad u xoogan oo laga maqlayo qeybo badan oo kamid ah magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Warar dheeraad ah oo kasoo baxday khasaaraha weerarka Shabaab ee wali ka socda hotel Xayaa Qaraxyo iyo dagaal mar kale ka biloaawday 17 saac kadib

.    Sabti: AUGUST 20, 2022 Aggaasimaha isbitaalka Madiina, Dr Maxamed Cabdiraxmaan Jaamac, (Dr. Burtuqal), ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Qaraxyo iyo Rasaas culus oo laga maqlayo Hotel Xayaat iyo Ciidamada oo awood adeegsanaya

   Sabti: AUGUST 20, 2022 Qaraxyo iyo rasaas xoogan ayaa wali laga dhax maqlayaa hotelka Xayaat ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi” Waxaan uga digayaa maleeshiyada Al-shabaab in aysan carqaladeyn arrimaha gargaarka”

 Sabti: AUGUST 20, 2022 Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi oo wareysi siinayay…

Posted in WARARKA MAANTA

WFP oo markale digniin ka soo saartay Abaaraha ka jira Geeska Afrika

 Sabti: AUGUST 20, 2022  Hay’adda Cunnada Adduunka WFP, ayaa ka digtay Abaaro daran oo ay halis ugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Manchester United oo heshiis la gaartay khadka dhexe ee Real Madrid Casemiro

 Sabti: AUGUST 20, 2022 Manchester United ayaa heshiis la gaartay kooxda heysata horyaalka La Liga ee Real…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad xabsi daa’in ku xukuntay xubin ka tirsan Daacish oo lagu helay dilka muwaadiniin Mareykan ah

 Sabti: AUGUST 20, 2022 Xaakim ka tirsan maxkamadda Federaalka Mareykanka ayaa Jimcihii xukun xabsi daa’in ah ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Shilinka Kenya oo xasilloon iyo ganacsiga oo sare u kacay kadib hakad ku yimid xilligii doorashada Kenya

 Sabti: AUGUST 20, 2022 Shilinka Kenya ayaa Jimcihii si weyn u xasilloonaa marka loo eego sarrifka dollar,…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulankii Golaha Shacabka ee maanta oo la baajiyay

Sabti: AUGUST 20, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa maanta baajiyay kulankii ay ku ballansanaayeen Xildhibaannada, kaasi oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaare ka dhashay hoobiyeyaal lagu garaacay magaalada Muqdisho

Sabti: AUGUST 20, 2022 Xaafadda Xamar Jajab, ee magaalada Muqdisho, ayaa waxaa lagu garaacay hoobiyeyaal. Waxaa ku…