Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka iyo Qarmada Midoobay oo cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ee hotel Xayaat

Axad: AUGUST 21, 2022 Mareykanka iyo Qaramada Midoobay ayaa si weyn u cambaareeyay weerarkii maleeshiyda Al-shabaab ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabar iyadoo dabbaalaneysa toos u soo gashay Facebook misana dhimatay

Axad: AUGUST 21, 2022 Haweeneey lagu magacaabo Hellen Wendy, oo u dhalatay dalka Kenya kana ahayd kalkaaliso…

Posted in WARARKA MAANTA

Muddo xileedka Madaxweynaha Jubbaland oo sannad lagu kordhiyay

Axad: AUGUST 21, 2022 Golaha wakiilada maamulka Jubbaland ayaa maanta kulan ay yeesheen waxa ay muddo xilleedka…

Posted in WARARKA MAANTA

Buuq badan kadib Madaxweyne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kamid noqday Golaha shacabka

Axad: AUGUST 21, 2022 Xildhibaano katirsan golaha shacabka Federaalka oo kamid ah xildhibaanada taageersan Madaxweyne Xasan Sheekh…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo xaqiijisay in 21 qof ay ku dhinteen weerarkii hotel Xayaat

Axad: AUGUST 21, 2022 Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 21 qof ku dhinteen weerarkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiayay weerarkii huteelka Xayaat

Axad: AUGUST 21, 2022 Taliye Xijaar ayaa waxaa uu sidoo kale sheegay in Ciidanka dowladda ay weerarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Korneel Macow “Hotelka Xayaat Nasiib darrada iyo waxa dheereeyey waxaa waayey waa lagu yaacay waxaa yimid Haramcad, Al-fa Group Booliskii iyo kwaa kale

Axad: AUGUST 21, 2022  Korneel Cabdullaahi Cali Macow oo ka tirsan Saraakiishii hore ee NISA ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal Wasaarihii Hore Oo Ku Baaqay In La Iska Kaashado Ciribtirka Argagixisada

Sabti: august 20, 2022 Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa murugada iyo xanuunka…

Posted in WARARKA MAANTA

Laba duuliye oo u shaqeynayey ee Ethiopian Airlines, oo shaqadii laga joojiyey

Sabti: august 20, 2022 Laba duuliye oo u shaqeynayey ee Ethiopian Airlines, oo yimid halkii ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Abuu Muscab “ Hotelka Xayaat waxa laga soo maleegi jiray shirqoolo ka dhan ah kooxdooda alshabaab waxaa daganaa saraakiil Reer Galbeed ah

Sabti: august 20, 2022 Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ma la oran karaa Sucuudigu wuu aqbalay miisaanka siyaasadeed ee Shiicadu Khaliijka ku leedahay?

Sabti: august 20, 2022 Dhaxal sugaha taajka boqortooyada Sucuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa magaalada Jiddah kula kulmay,…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda cuntada addunka ee loo soo gabiyo WFP oo ka digeysa xaaladda dadka ku nool Tigray.

Sabti: august 20, 2022 Hay’adda cuntada addunka ee loo soo gabiyo WFP, ayaa ka digeysa in sagaal…