Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Ciidanka xoogga oo soo bandhigay Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay

Moqdisho,August 11, 2021 —Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada AMISOM & kuwa Jubbaland oo howlgal Wadajir ah fuliyay

Moqdisho,August 11, 2021 —Ciidamada Kenya ee ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saacadihii la soo dhaafay…

Posted in WARARKA MAANTA

guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya oo saaka ku wajahan Puntland

Arbaco: August 11, 2021 Xubno ka tirsan guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya, ayaa saaka ku wajahan caasimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoysaska dadkii lagu dilay Shabeellaha Hoose: “Waxaan meydka u aasi la’nahay caddaalad baan u baahanahay”

. Arbaco: August 11, 2021 Dibadda Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho waxaa isu soo bax ka dhigay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shan xubnood oo ilaa iyo hadda ku soo baxay doorashada Aqalka sare ee Puntland

. Arbaco: August 11, 2021  Shan xubnood ayaa ilaa iyo hadda ku soo baxay doorashada Aqalka sare…

Posted in WARARKA MAANTA

Sen. Faroole oo mar kale loo doortay xubin ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Arbaco: August 11, 2021  Sen. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta mar kale loo doortay xubin ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Ganacsiga oo kulan la qaatay Madaxa UNIDO

Arbaco: August 11, 2021  Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar,…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha Difaaca Maraykanka Oo Lagu Cadaadinayo Shaacinta Warbixinta Weerarkii Alshabaab Ee Manda Bay

Arbaco: August 11, 2021  18 bilood kadib Weerarkii ay Alshabaab ka geysteen Saldhiga Ciiddanka Maraykanka ku leeyihiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la kulmay safiirka dalka Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya Kate Foster.

Arbaco: August 11, 2021 Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa la kulmay safiirka dalka Ingiriiska u…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo dib u dhigtay kuraas la isku haysto ee aqalka Sare

Arbaco: August 11, 2021 Waxaa saacadihii la soo dhaafay soo baxay Magacyada ilaa 6 xubnood oo uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Uhuru Kenyatta oo sheegay in ‘Waa’ cusubi u baryay xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

  Arbaco: August 11, 2021  Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Mombasa kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 42 qof oo ku geeriyoodeen Kaymaha ku gubanaya waddanka Algeria

Arbaco: August 11, 2021 Ugu yaraan 42 qofayaa la xaqiijiyey in ay ku geeriyoodeen Kaymaha ku gubanaya…